27 /01/2022 Waxaa la dhagax dhigay Mashruuca ifinta Magaalooyinka kala ah Xarfo Iyo Cagaaran , Madaxdii dhagax dhiga samaysay waxaa ka mid ahaa :
- Maareeyaha Wakaaladda Horomarinta Tamarta Puntland . Maxamed Abshir Muuse .
- Wasiir K / Xigeenka Wasaaradda Tamarta Biyaha iyo Macdanta Puntland Axmed Siciid Qaloombi .
- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdiladiif Sanyare
Mashruucaan waxaa iska kaashaday Dowladda Puntland iyo Dowladda Norwey iyo Midowga European Union .
Xafiiska Warbaahinta Wakaaladda Tamarta Puntland .





